AKHRI: Warqad Sir ah oo uu Diray Xasan Shiikh taasi oo cadaynaysa Eedii loo haystay ee Musuqmaasuqa.

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia ayaa u direy Bankiga Keydka Mareykanka US Federal Reverse Bank waraaq uu ku dalbanayo in loo ogolaado lacagta keydka ee Dowladii Somaliya lahayd.

Waxaana fududeeyay qoraalka waraaqdan safiirka Somalida ee dalka Kenya Maxamed Cali Americo, iyadoona la direy xilli uusan Madaxweynuhu kala tashan qoraalkan Baarlamanka Dowlada Federalka Somaliya.

Talaabadan oo u muuqata mid xatooyo ah oo lagu soo wareegsanayo hanti ay leedahay ummada Soomaaliyeeed ayaa waxa horey ugu eedoobay Wiil uu Adeer u yahay Ganjab Wasiiradii hore Arrimaha Dibada Fowsiya Iyo Agaasimihii hore ee Madaxtooyada oo ay eedo u aheyd Xaaskii Raisal-Wasaare Saacid Marwo Caasho Xaaji Cilmi iyo Kamaal Guutaale.

Waana markii ugu horeysay oo waraaq noocaan oo kale ah usoo gacan gasha Warbaahinta Somalida iyadoona ay noqonayso fadeexad hor leh oo ka dhan ah Qaranka Soomaaliyeed.

12

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More