Al-shabaab oo ku Amray Dadka Buula-mareer in ay Magaalada ka baxaan

Muqdisho(GT)-– Wararka ka imaanaya Magaalada Buulamareer ee Gobolka Shabellaha hoose islamarkaana Fariisin Xoogan ay ku leeyihiin Al-shabaab ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Dadka ku nool Magaalada ku Amreen in ay Ka baxaan.

Warka ayaa intaa ku daraya in ujeedka Al-shabaab ay Dadka ugu baaqeen in Magaalada ay ka Barakacaan ay tahay ka gadaal Markii Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Gaareen Duleedka Magaalada Buulamareer ee Gobolka Shabellaha Hoose,Shabaabkuna ay ka Cabsi qabaan in Ciidamadda Huwantaa ay Magaalada qabsadaan.

Waxaa la soo sheegayaa in Dadka ku nool Deegaanka Buulamareer oo Al-shabaab Fariision Muhiim ah u ah in ay Cabsi soo foodsaartay oo la Xariirta in Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab ay ku Dul dagaalamaan.

Waxaana Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay Gobolka Shabellaha Hoose ka bilaabeen Dhaqdhaqaaqyo ay ku sheegeen in Al-shabaab looga saarayon Goobaha ay ka joogaan Shabellaha Hoose.

Gelinsoortimes

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More