Al shabaab oo saaka laga saaray Tuulooyin Sh.Dhexe ay ka maamulayeen{DHAGEYSO}

Jowhar–GT–Iyadoo Dhawaan Dowladda Somalia ay ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al shabaab oo ay ugu magacadartay Howlgalka badweynta India ayaa waxaa Goboladsa si dar darleh uga socda Dhaqdhaqaaqyo iyo is balaarin xoogleh oo ay sameynayaan Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM .

Wararka ka imaanaya Gobolka Sh Dhexe ayaa waxaa ay shegayaan in Ciidanku ay saacadihii la soo dhaafay la wareegeen Tuulooyin dhowr ah oo Gobolkaas ka tirsan kuwaa oo horay Al shabaab u maamulayeen waxaana ka mid ah Tuulooyinka gacanka Ciidanka soo galay Karas Dhiin iyo kanaalka Shiinaha oo hadda ay maamulayaan.

Saraakiisha Ciidanka iyo maamulka Gobolkaas ayaa waxaa ay Sheegayaan in Ujeedkoodu la wareegitaanka Dhulka Gobolka Sh Dhexe ay Al shabaab ka haystaan iyaga oo fulinaya Amarka Madaxweynaha Ee ah in Dagaalkani uu yahay kii ugu Dambeeyay Ee Al shabaab Dalka looga Saarayo waxaana maanta Gobolkaas ka jira Saan saan dagaal.

Horay al Shabaab iyo Dowladda Dagaal wuu ka dhexeeyay Lkn hadda waxaa ay Xaaladu u Egtahay in Al shabaab Go.aan laga gaaray oo Dhan walba hadda ay xaaladu ku Xuntahay

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More