Ammaanka Magaalada Kismaayo oo si adag loo adkeeyay Caawa iyo Wafdi wasiiro oo gaaray.

Muqdisho (GT)-Warka naga soo gaarayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ammaanka Magaaladaasi aad loo adkeeyay.

Wararku waxa ay Intaa kusii darayaan in wadooyinka waaweyn la soo dhoobay gaadiidka Dagaalka iyo Ciidamo aad u hubeysan kuwaasi oo caawa gaaf wareegayo wadooyinka iyo Goobaha looga shakisan yahay inay ka dhacaan falal amni daro.

Warar hoose oo aan halkaasi ka helnay ayaa sheegaya in Magaalada Kismaayo ay ku sugan yihiin Wasiiro ka tirsan DF oo uu Hormuud ka yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiirka Maaliyada, kuwaasi oo aan la garaneynin Ujeedka Socdaalkooda, inkastoo maalmahaani ay Kismaayo ka jirtay diyaar garoowga shirka Dib u heshiisiinta.

Lama Oga inta maalin ay Mas’uuliyiintaasi ku nagaan doonaan Magaalada Kismaayo wallow la sheegay in halkaasi ay ku joogan Safar qarsoodi ah oo aan badi laga warqabin.

Dhanka kale, DF Somalia ayaa Taageero u fidineysa Maamulka KMG Jubba oo iminka taageero hiil iyo hooba ka helaaya Dowladaha Dariska la ah Somalia sida Ethiopia iyo Kenya.

Gelinsoortimes

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More