BARRE HIIRAALE OO LAGU QANCIYAY IN SAACADAHA SOO SOCDA UU GAARO KISMAAYO

Sida uu Idaacada Risaala u sheegay Maxmaed Cabdi Odawaa oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Barre Aadan Shire Barre “Hiiraale”, ayaa sheegay in saacadaha soo socda lagu wado inay gaaraan magaalada Kismaayo Barre Hiiraale iyo mas’uuliyiin kale oo wehlisa.

Maxamed Cabdi Odawaa ayaa intaasi hadalkiisa ku daray in kaliya tagitaanka Kismaayo kaga xiran tahay in mas’uuliyiinta Kismaayo ku sugan ee ka kala socda Dowlada iyo Urur Goboleedka IGAD,balse dhankooda ay ka soo idlaatay,sida uu hadalka u dhigay.

Saraakiil ka socota dhanka Barre Hiiraale ayaa ku sugan Kismaayo kuwaasi oo indha idheynaya halkii ay ka degi lahaayeen Ciidamada Barre Hiiraale uu hogaaminayo.

Xubno ka kooban Wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa dadaal ugu jira sidii Kismaayo lagu keeni lahaa Barre Hiiraale oo in mudo ah duleedka kaga maqnaa Kismaayo iyo Ciidamo daacad u ah.

Shir l lagu heshiisyo beelaha wada dega Jubbooyinka ayaa lagu wadaa inuu ka dhaco magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More