Barre Hiiraale”Waxaan Diyaar u ahay Shuruud la’aan in aan shirka ka qayb galo

Goobweyn -GT–Col Barre Aadan Shirre Hiiraale oo Mudooyinkaanba ku sugnaa Degaanka Goobweyn Ee Duleedka Magaalada Kismaayo ayaa ka dib markii Galinkii Dambe Ee Malaintii shalay ahayd Wasiiro Xukuumada ka socdaa ay la soo kulmeen waxaa uu sheegay in uu Shuruud la,aan diyaar u yahay in uu ka qayb galo shirka Kismaayo Tanaasulaadna uu sameeyo.

Wareysi uu Siiyay Idaacada BBC da ayuu ku sheegay warkaan Arrintan ayaana ka dambeysay kulan uu Barre la yeeshay wafdi isugu jiray wasiiro matalayey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiilo ka socday urur goboleedka IGAD.

Barre Hiiraale ayaa muudo ka badan sannad ku sugnaa degaanka Gobweyn, oo dibedda ka ah Kismaayo, isaga oo dagaalo la galay Ciidamada Axmed Madoobe oo gacan ka helayay Kenya.

Barre ayaa BBC-da u sheegay in isaga iyo hoggaamiyayaasha kale ee diiddan maammulka KMG ee Jubbooyinka loo ballan qaaday in wadahadal lagu dhamayn doono khilaafaadka.

21 bisha soo socota ayaa waxaa magaalada Kismaayo ka qabsoomaya Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha Jubooyinka.

Gelinsoortimes

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More