Baydhabo oo laga bilaabay Qorshaha Hub ka dhigista{DHAGEYSO}

Gelinsoortimes(GT)–Wasaarada Amniga Qaranka Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ka biloowday Qorshaha Hubka dhigista ee Dowladda Soomaaliya ay waday Maalmahaan danbe.

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Amniga Qaranka Soomaaliya Ibraahin Isxaaq Yaroow oo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa ku dhawaaqay Qorshahaasi lagu Aruurinayo Hubka Sharcidaraad ee yaala Magaalada.

C/qaadir Sheikh Cali Gudoomiye Kuxigeenka Dhinaca Amniga iyo siyaasada Magaalada Baydhabo oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Wasaarada Amniga ay Amarkaasi Hubka dhigista ah soo saartay.

Gudoomiye Kuxigeenka ayaa sheegay in Ciidamada Amaanka Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo ay ka bilaabeen Howlgalla lagula dagaalamayo Hubka Sharcidaradaa.

Waxaa Amuurahaan ay imaanayaan xili Dowladda Soomaaliya Magaalada Muqdisho ay ka wado Qorshe ay ugu Magacdartay Hubka dhigista Dhinacyada Hubeeysan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More