Cabudwaaq oo laga soo dhoweeyey magacaabista degmada cusub ee Saaxo – sawirro

Caabudwaaq, August 19, 2014 – munaasabad balaaran oo maanta ka dhacday degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey degmada cusub Saaxo ee ka tirsan gobolka Mudug.

Maamulka, Odoyaasha, waxgaradka, dhalinyarada iyo qaybaha kale ee bulshada degmada Caabudwaaq ayaa si heer sare ah u soo dhoweeyey magcaabista degmada Saaxo ee gobolka Mudug.
khudbado kala duwan oo munaasabada laga jeediyey ayaa lagu sheegay in degmadani ay tahay mid muhiim u ah xiriirka gobollada iyo koboco dhaqaale iyo dhex-galka bulsho.
Golaha wasiiradda dowladda Puntland ayaa ansixiyey toddobadkan degmada Saaxo oo ku taala koonfurta gobolka Mudug, wixii intaas ka dambeeyey waxaa soo baxayey soo dhowayn iyo falan-qayn la xiriirta Saaxo.
saxo1 saxo2 saxo3 saxo4 saxo5 saxo6 saxo7 saxo8 saxo9 saxo10 saxo11 saxo12 saxo13 saxo14 saxo15 saxo16

One Response to Cabudwaaq oo laga soo dhoweeyey magacaabista degmada cusub ee Saaxo – sawirro

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More