Cali Geedi iyo Xildhibaanno lagu qabtay Saaxdheer{DHAGEYSO}

Saaxdheer (GT)Sida ay sheegayaan  Dadka Magaalada Saaxdheer ee Gobolka Sool ayaa Ciidamada Maamulka Soomaaliland waxaa ay qabteen Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Mas’uliyiintaan ayaa Magaalada Saaxdheer u joogay in ay ka qeyb galaan Caleemasaarka Cali Khaliif Galeyr oo maanta la filayay in ay qabsoonto.

Wararka ayaa sheegaya in Cali Maxamed Geedi iyo Ilaa Saddex Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Deegaan ahaana ka soo jeeda Puntland loo ka xeeyay Dhinaca Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.

Mid ka mid ah Dadka Magaalada Saaxdheer ku sugan ayaa Radio Kulmiye u sheegay in uu Arkay Cali Geedi iyo Xildhibaano Ciidamada Soomaaliland ay hayaan.

Waxaa sidoo kale la sheegay in Magaalada Dadka joogay ay ka mid ahaayeen Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Cismaaciil Hure Buubaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada Soomaaliya kuwaas oo la sheegay in ay baxsadeen.

Xaalada Magaalada Saaxdheer ayaa Degan waxaana hada ku sugan Ciidamada Soomaaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More