Ciidama AMISOM oo somaliya laga saarayo 2016, Maxaa xigi doona?.

Ku-simaha guddiga Midowga Afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya Lydia Wanyoto Motende ayaa shaacisay in ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika AMISOM ay ka bixi doonaan Soomaaliya marka la gaarayo sanadka 2016.

Lydia Wanyoto oo la hadashay Wargeyska New Vision  ee ka soo baxa dalka Uganda ayaa sheegtay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku wareejin doonaan gacan ku haynta amniga Soomaaliya.

Waxay intaas ku dartay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay xoojinta ciidamadeeda, ka hor inta laga gaarayo xilliga ay AMISOM ka baxayso Soomaaliya.

Waxy tilmaamtay in AMISOM ay saraakiisha ciidamada Soomaaliya siisay saddex tababar oo ku saabsan howlaha nabad ilaalinta iyo sidii loo dhawri lahaa xuquuqda aadanaha, ayna eegi doonaan sida ciidamada dowladda Soomaaliya ay ula wareegaan gacan ku haynta ammaanka dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More