Ciidamada Dowladda Somaliya ee Gobolka Gedo oo kala shakisan.

kala shaki Ciidanka

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Baled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa soo kala dhex galay Shaki ku aadan in qaar kamid Saraakiisha Ciidamadaasi ay la shaqeeyaan Al-shabaab.

Sababta arintaas ayaa lagu ogaaday ka dib markii Bishaan gudaheeda Saddex Gaari oo ah Nuuca Dagaalka ah lagala Goostay Ciidamada Dowladda ee ku sugan Degmada Baled-xaawo,kuwaas oo Al-shabaab Gacanta loogaliyay.

Cornel Cabdi Buule Cabdille oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Gedo ayaa shaagay in Gaari Cabdi Bile ah oo uu lahaa Shalay loo gacan galiyay Al-shabaab.

Cabdi Buule ayaa sheegay in Gaariga uu ka Xeeyay in Shacab ah oo Xerada Ciidanka ka waday islamarkaana aan Ciidamada ka tirsaneeyn,taas oo loo maleenayo in Rag ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Xariir laleeyihiin Al-shabaab.

“Hore sidoo kale Dad aan ka tirsaneeyn Ciidamada ayaa Gaadiid dagaal kala Fikaday Ciidamada oo Al-shabaab u Gacan galiyey,Saraakiisha ayaa qaar Al-shabaab Xariir laleeyihiin”ayuu yiri Cabdi Buule.

Dhamaadkii Sadandkii hore ayey aheyd markii Saldhi Ciidan oo ku yaala Degmada Baled-xaawo laga siidaayay Sargaal Al-shabaab ah oo ka tirsan Ajaanibta ka barbar dagaalama,iyadoona Arinta ay Cirka isku shareertay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More