Ciidamada Nabudsugida oo la wareegay idaacada Shabelle

Muqdisho (GT)-Ciidamo kamid ah kuwa Nabad Sugida Soomaaliya, ayaa xoog ku galay Xarunta Idaacadda Shabelle, oo kamid ah Idaacaadda madaxa-banaan ee ka howlgala Muqdisho.

Ciidanka ayaa gudaha u galay Xarunta oo ku taalla Degmada Hodon, waxaana ay Hawada ka saareen FM-ta Idaacadda.  Ciidamada Dawladda ayaa xiray qaar ka mid ah Masuuliyiinta iyo shaqaalaha Idaacadahaasi oo uu ka mid yahay  Gudoomiyiha Idaacada Shabelle Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud iyo qaar kale oo ka mid ah Shaqaalaha  idaacada waxaana ilaa haatan gacanta ku haya xarunta idaacada Ciidamada Nabad sugidda  oo qaatayqaar ka mid ah  Qalabkii Idaacada  ay ku shaqaynaysay.

Ma aha markii koowaad ee la xiro cidaacada Shabelle waxaana bishii Oktoobar 26 2013  Ciidamo ka tirsan Dawladda Federaalka ay xireen Idaacada Shabelle iyadoo xilligaasi la burburiyey qalabkii idaacada iyadoo muddo bil ahna ay hawada ka maqnayd xilligaasi, xilligaaso la xiray 36 ka mid ahaa shaqaalaha Idaacadda Balse markii dambe la sii daayey.

Gelinsoortimes

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More