Daawo: Tiro katirsan Alshabaab oo Maanta Xukun Dil ah lagu riday.

Maxkamadda darajada koowaad  ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya aya maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi daa’in ku riday Rag ka tirsan Al-Shabaab.

Maxkamadda darajada koowaad  ciidamada qalabka sida oo maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwad ciqaabeed loo haystay eedeysanayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa lagu hasytay dil ay u geysteen askari ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka oo maxbuus ahaan ugu jiray xabsiga dhexe.

13-eedeysane oo Maxkamadda la horkeenay ayaa 7-ka mid ah waxaa lagu helay dambiga ah inay dileen Marxuum la oran jiray C/casiis Muxudiin Hiraabe oo ka tirsanaa ciidanka xoogga, kaasi oo ka mid ahaa maxaabiista, islamarkaana u adeegayay maxaabiita dishay, ayaa lagu xakumay dil toogasho ah sida uu ku dhawaqay Afhayeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida Kornayl Cabdullaahi Maxamed Muuse Keyse

Sidoo kale Maxkamadda ayaa waxa ay lixda kale ee 13-ka ka midka ahaa ku xakuntay xabsi daa’in, kaddib markii ay lagu helay dambiga ah inay gacan ku siiyeen dilka askariga.

13-ka eedeysane ayaa horey maxkamaddu waxa ay ku riday xukuno kala duwan kaddib markii lagu helay in ay ka tirsanaayeen kooxda Al-shabaab.

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More