Deg Deg: Dhageyso Dagaal Xoogan oo Saaka ka biloowday Shabellaha Hoose

Muqdisho–(GT)--Waabarigii Saaka ayaa Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya waxaa ay Weerar ku qaadeen Gobolka Shabellaha Hoose,gaar ahaan Deegaanka Golweyn ee Gobolkaasi Shabellaha Hoose.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Huwantaa ay Gacanta ku dhigeen Deeganka Golweyn ,kadib dagaal Mudo qaatay oo ay la galeen Ciidamada Xarakada Al-shabaab.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur “Siidii” oo la hadalay VOA ayaa sheegay in Ciidamada iskaadhanaya ay la wareegeen Golweyn oo hada ay qarka u saran yihiin Magaalada Buula-mareer ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Siisii ayaa sheegay in ay Al-shabaab Dagaalka Jab loogu geeystay oo Dagaalyahano  farabadan Dagaalka Saaka looga dilay,dhankooda ma sheegin wax khasaaraa oo soo gaaray.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in Ciidamadii ugu badnaa ay Saaka Dagaalka galeen,kuwaas oo hada ku wajahan Magaalada Buula-mareer oo Al-shabaab ay ku Xoogan yihiin.

Khasaaraha Nafeed ee soo gaaray Dadka Shacabkaa wali lama sheegin.

Waxii ku soo kordho dib kala soco GT Insha Allaha

Hoos ka dhagayso waraysiga Guddoomiyaha Shabeellada Hoose

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More