Dhaawacyo tiro badan oo ka dhashay Dagaalkii Cuslaa ee saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho {sawirro}

Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho waxaa saakay la geeyay Dhaawacyo tiro badan oo kusoo dhaawacmay Dagaal culus oo ka dhacay Degmada Wadajir kaa oo u dhaxeeyay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Nabad Sugida oo wada jira iyo Ciidamo daacad u ahaa Axmed Daaci.

Wariyeyaasha oo booqday Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ayaa soo arkay dhaawacyo ku dhaw 20-qof oo rayid ah oo la dhigay Isbitaalka kuwaa oo waxyeelo kala duwan ay kazoo gaartay Dagaalkii saakay ka dhacay Degmada Wadajir.

Isbitaalka Madiina waxaa buux dhaafiyay Ehlada dadka ku dhaawacmay dagalakii cuslaa ee saakay ka dhacay Degmada Wadajir , waxaana jir qaar kamid ah dadkii dhaawac ahaanta loo geeyay Isbitaalka Madiina oo halkaasi ku geeriyooday.

Dagaalka u dhaxeeyay Ciidamo Daacad u ah Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Daaci iyo Ciidamada AMISOM iyo kuwa Nabad Sugida wax ka dhashay dhimasho iyo dhaawacyo tiro badan oon wali si rasmi ah loo heyn.










Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More