Dhagayso: Aqoonyahad kasoo jeeda Degmada Saaxo oo Gelinsoortimes Waraysi Xasaasi ah siisay.

degmada Saaxo

Xilli wali ay soo baxayaan Hambalyada iyo Mashxaradda loo muujinaya aqoonsiga Dgameed oo ay heshay Degmada Saaxo ayaa waxaa hadana isa soo taray Waxgaradka, Aqoonyahanada, iyo Dhalinyarada kasoo jeeda Degmadaasi Xiriirka ay la soo sameenayaan Shabakadda Gelinsoortims si dareenkooda looga wareesto.

Aqoonyahanad Madiina Maxamed Warsame “Goonyar” oo ka mid ah Aqoonyahanada Rug cadaaga ah ee kasoo jeeda Degmada Saaxo isla markaana ka mid ah Dadkii mudada dheer u ololeenayay Hoormarinta Degmadaasi ayaa Waraysi Dhinacyo kala duwan taabanaya Siinaya Shabakadda Gelinsoortims.com.

Aqoonyahanad Madiina ayaa waxa sheegtay in degmada Mudoo badan ay ugu ololeenayeen sidii loo aqoonsan lahaa isla markaana ay dowladda Puntland uga mahad celinayaa Aqoonsiga dagmadeed ay siisay Saaxo.

Waxaa kale oo ay sheegtay in degmada xilligaan ay ka jiraan Baahiyo badan oo loo baahan yahay in la iska kaashado sidii la isaga caawin lahaa Hormarinta Degmad.

Halkaan ka dhagayso waraysiga aqoonyahad madiino oo dhamaystiran:

Degmada Saaxo ayaa dhawaan waxaa ay Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland ay ku ansixiyeen in ay ka mid noqoto Degmooyinka Sharciga ee Gobolka Mudug waxaana sidaasi ay ku noqotay Degmada Shanaad ee Gobolka iyadoona Xilligaanba uu ka bilaawday Ololaha lagu hormarinayo Degmada si ay ula jaanqaado Degmooyinka ee Gobolka Mudug iyo Guud ahaan Degmooyinka Puntland.

—————————————–

Wariye Cumar Siciid C/raxmaan Laki Man

Xafiiska Wararka Gelisoortims.com ee Somaliya

E-Mail:Cumarlaki@Gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More