Dhagayso: Caasho Geele Diiriye “Dad baa Magacayga Facebook ku qortay Aniga ma ahi”.

Marwo Caasho Geelle Diiriye oo hoaray xilal kala duwan uga soo qabatay Xukuumadihii kala duwanaa ee soo martay Puntland hadana ah gudoomiyaha gudiga dibu-eegista dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa beenisay in ay leedahay ama isticmaasho Tikloona jiyada Cusub ee Facebook-ga, kadib markii account mageceedu ku boqoran yahay dad wax looga sheegay.SONY DSC.

Gudoomiye Marwo Caasho ayaa sheegtay in ay ka warheshay jiritaanka account Facebook kaas oo lagu qoray mageceeda uuna saaran yahay sawir ay leedahay kaas oo lagu afgaadeeyey waxna looga sheegay masuuliyiin Soomaaliya xilal kasoo qabtay iyo kuwa hada kahaya gudaha Soomaaliya. SONY DSC.

Ugu danbayntii Caasho Geelle Diiriye ayaa tilmaantay in baaritaan kadib ay ogaatay cida isticmaasha account-kaas laakiin aysan carabaabayn iyadoona ugu baaqday in ay ka waantoobaan khaladaadkaas,iyadoona ka raali gelisay qof walba oo wax looga shegay account-kaan been abuurka ah waa siday hadalaka u dhigay Gudoomiye Marwo Caasho Geele Diiriye.

Halkaan ka dhagayso hadalka caasho geele diiriye:

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More