Dhagayso: DFS oo lagu dhaliilay in aysan Garanayn Fadaraal Waxa uu yahay+Dhaliil laga yiri Hanaanka Maamul usamaynta Mudug & Galgaduud.

Dalka Somaliya ayaa kal hore waxaa laga her geliyay Nidaamka Federaalismka waxaana Nidaamakaasi uu noqday mid aan udhaqan galin Qaabkii loogu tala galay.

Dowladda Somaliya ee uu Hogaamiyo Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa lagu dhaliilaa in aysan siduu ahaa ugu dhaqmin Hanaanka Federaalismka marka loo eego wadadii ay u martay Maamul usamaynta Gobollada Dalka Gaar ahaan Hanaanki lagu dhisay Maamulka Murankiisu uu taagan yahay ee Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Hadaba Waa Maxay Federaal? Sideese loo dhisaa Maamul Goboleed? Waxaa sharaxay Aqoonyahan Somaliyeed oo lagu magacaabo Idiriis isagoona Dhanka kale ku eedeeyay Dowladda Somaliya in wado qaldan ay umartay Dhisidda Maamulka Mudug iyo Galgaduud Maadaama Dastuurka uusan dhigayn in Maamul laga Dul dhiso Maamul kale.

HALKAAN KA DHAGAYSO AQOONYAHAANKA OO SHARAXAYA:

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More