Dhagayso: Dowladda Somaliya oo ka hadashay Dagaal ka dhacay Bakool “Maqalka rasaasta oo toos ah”.

Sida ay kusoo waramayaan wararka laga helayo deegaano katirsan Gobolka Bakool waxaa Gobolkaasi maanta ka dhacay Dagaal xoogan oo udhaxeeyay Ciidanka Alshabaab iyo Dhinacyada iskaashada ee Amisom iyo Dowladda Somaliya.

Dagaalkaasi ayaa la sheegay in uu bilaawday kadib markii Dagaalayaal katirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen Deegaan lagu magacaabo Qurac Joome waxaana weerarkaasi uu isku badalay Dagaal Hub Culus la isku adeegsaday.

Maxamed Cali oo kamid ah Saraakiisha Ciidanka Dowladda Somaliya ee Gobolka Bakool ayaa Xilli rasaasta ay si xowli ah ku socotay waxa uu Gelinsoortimes.com kaga waramay Dagaalka iyo sida uu ku bilaawday.

Sargaalka ayaa Gelinsoortimes usheegay in ay iska caabiyeen shabaabkii soo weeraray isla markaana ay ka dileen dagaalyahano Fara badan.

HALKAAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA AANU LA YEELANAY SARGAALKA ISAGOO AY RASAASTA KA AG DHACAYSAY:

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More