Dhagayso: Gudoomiyaha Magaalada Baladweyne oo Eedeyn kulul kala dul dhacay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Musuqmaasuq Baahsan uu ka dhex jiro masuuliyiinta Gobolkaasi iyadoona arintaasi eedeemo laga jeediyay.

Gudoomiyaha Dowladda Somaliya ugu Magacaaban Magaalada Baladweyn Maxamed Cismaan Cabdi ayaa faah faahin ka bixiyay khilaaf u dhexeeya isaga iyo gudoomiyaha gobolkaasi Hiraan C/fitaax Xasan Afrax.

Gudoomiyaha Baladweyne ayaa sheegay in gudoomiyaha gobolka uu ku qabsaday shaqooyinkiisii heer deegaan isagoo bilaabay in uu kala wareego howlihii daqli ee degmada, taasina uu ku tilmaamay in GudoomiyeAfrax uusan Xilkiisan garanayn.

Maxamed Cismaan ayaa sidoo kale sheegay in Arimo badan oo wada shaqeyntu ay ka mid tahay aanu ka heynin, islamarkaana uu musuq maasuqiisa gudoomiyaha gaaray heer si sharci dara ah uu ku garab marayo shaqooyinkii kala xadaysnaa.

HALKAAN KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYAHA BALADWEYNE:

Eedeynta Gudoomiyaha Degmada Baladweyne Maxamed Cismaan Macalin qalafow ayaa imanaysa xili gobolka Hiraan ay ka soocnayaan howlgalo dagaal ah oo lagula jiro xoogaga Alshabaab, isla markaana Gudoomiyaha Gobolka uu ku maqan yahay Deegaanada Alshabaab Dhawaan laga Xurreeyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More