Dhagayso: Taliska Ciidanka Gobolka Baay oo beeniyay warar warbaahinta qaar ay qoreen.

Xilli ay soo baxayeen Warar sheegaya in Ciidamada Ethopia ay Siyaasiyiin Somali ah ay kala Baxeen Hotel ku yaal Magaalada Baydhaba ayaa waxaa arintaasi ka hadlay oo beeniyay Taliska Ciidanka Dowladda Somaliya ee Magaaladasi.

Taliyaha Ciidanka Boliska Gobolka Baay ee Dowladda Somaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in arintaasi ay tahay Mid been abuur ah isagoona sheegay in aysan Jirin dad lagala Baxay Hotel ku yaal Baydhaba sidoo kalana aysan jirin Xiisad ka jirta Magaalada iyo Wax Dagaal ah oo Dhici doona.

HALKAAN KA DHAGAYSO HADALKA SARGAALKA:

Warbaahinta Magaalada Baydhaba ayaa maalin ka hor waxa ay tabiyeen in Siyaasiyiin Tiradooda lagu sheegay illaa 6 Siyaasi ay la baxeen Ciidamada Ethopia, waxaana sidoo kale siyaasiin kale oo ku sugan Magaaladaasi ay caddeeyeen in arintaasi ay jirto isla markaana Siyaasiyiinta lala Baxay ay ka tirsanaayeen Maamulka Lixda Gobol ee Koonfur Galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More