Dhagayso: Xaalad Nolol Xumo oo kajirto Deegaano katirsan Gedo, iyo qaylo dhaan la dirayo.

Wararka laga Helayo Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Degmadaasi ay ka jirto Xaalad Nolo oo Dhan waliba ah.

Gudoomiyaha Degmada Ceelcadde ee Dowladda Somaliya Cabdi Cali Cabdi ayaa sheegay in dhibaatada Degmada kajirta ay tahay mid aan lasoo koobi karin isagoona ka dalbaday Hay’adaha Qaramada Midoobe, NGO-yada, Madaxda Dowladda Somaliya, Jaaliyadaha reer Gado ee dibadda ku nool, iyo Cid waliba oo wax haysata in Gurmad Degdeg ah ay lasoo gaaraan Dadka ku Nool Degmadaasi.

Cabdi Cali Cabdi ayaa sheegay in baahiyaha ay fara badan balse Xilligaan Baahida ugu darani ay tahay Daawo la’aan haystada Isbitaalka isla markaana Bukaanada la geeyo isbitaalada kale ee Gobolka Sida Buurdhuubo iyo Luuq.

HALKAAN KA DHAGAYSO GUDOOMIYAHA DEGMADA CEELCADDE OO DHIBAATADA DEGMADA SHARAXAYA, BAAQNA UDIRAYA HAY’ADAHA CALAMKA:

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More