Dhgayso+Sawirro: Maxkamadda Ciidanka Puntland oo Xukunno ku riday Eedeesanayaal Alshabaab ah.

eedeesanyaal kale

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta la horkeenay Lix qof oo shan ka mid ah ay ku eedeysanaayeen inay ka tirsanaayen Xarakada Al-Shabaab ee Soomaalia,halka Eedeysanaha kallana uu dil ka gaystay gudaha magaalada Bosaso.

Eedeysanayasha maanta la horkeenay Maxkmada ayaa kala ah;-
1-Yuusuf Bariid Mcaalin 58-jir ah.
2-Mukhtaar Xaaji Aadan 58-jir ah.
3-Isaaq Cali Isaaq 61-jir ah.
4-Yurow Salaad Nuux 37-jir ah.
5-Macalin Salaad Nuur 38-jirn ah.
6-Dable Cali Axmed Ceegaag.

Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Gobolada Bari,Karkaar,Sanaag,Hayland iyo Gardafuu Cabdifataax Xaaji Aadan ayaa Eedeysanayaasha kala ah;-

Yuusuf Bariid Mcaalin,Mukhtaar Xaaji Aadan,Isaaq Cali Isaaq,Yurow Salaad Nuux iyo Macalin Salaad Nuur oo ku eedeysnaa inay ka tirsanaayen Shabaab,dib usiisay Xoriyadooda.

Edeysane Dable Cali Axmed Ceegaag oo14/8/2014 magaalada Bosaso ku dilay ALLA ha u Naxariistee Marxuum Cabdulqaadir Jaamac Maxmed ayaa Maxkamadu ay ku Xukuntay dil toogasho.

HALKAAN KA DHAGAYSO QAABKA XUKUNKA UU UDHACAY:

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA:


640x360xDSC00496.jpg.pagespeed.ic.LMi8BZAk3F

 640x360xDSC00494.jpg.pagespeed.ic.He05VUlarw 640x360xDSC00488.jpg.pagespeed.ic.3blMkfzdkq 640x360xDSC00487.jpg.pagespeed.ic.8BlgJS0DZC 640x360xDSC00486.jpg.pagespeed.ic.M5u4rRIZQN 640x360xDSC00484.jpg.pagespeed.ic.SI-rc2l_bS 640x360xDSC00482.jpg.pagespeed.ic.vEETht494H 640x360xDSC00480.jpg.pagespeed.ic.B8xsCBpe3E 640x360xDSC00474.jpg.pagespeed.ic.TX1ROxCosU 640x360xDSC00478.jpg.pagespeed.ic.UuMdgKKObj 640x360xDSC00473.jpg.pagespeed.ic.H7AlsbJuiu 640x360xAabaha-dhalay-wiilka-la-dilay.jpg.pagespeed.ic.L7ojkKSIhr640x360xDSC00511.jpg.pagespeed.ic.58NCgNFBnQ 640x360xDSC00510.jpg.pagespeed.ic.1xpTtoYUVz 640x360xDSC00462.jpg.pagespeed.ic.UrDsY5C1IM

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More