Dowladda oo Maamulo u diyaarisay Goobaha Al shabaab laga saarayo {DHAGEYSO}

Muqdisho (GT)-Abaanduulaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Gen.C/risaaq Qaliif Cilmi ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya ay Diyaarisay Ciidamo Boolis ah iyo Maamulo  la geeyo Goobaha laga saaron Al-shabaab Wajiga 2-aad ee Dagaalka ka dhanka ah Xarakada oo Biloowday.

Gen.C/risaaq Qaliif Cilmi ayaa sheegay in Arrintaas ay uga Goleeyihiin sidii looga hortagi lahaa Dhibaato ka dhacda Goobaha ay Qabtaan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa uu Tusaale u soo qaatay  Abaanduulaha  in Maamulkii iyo Ciidamadii ka howlgali lahaa Degmada Jalalaqsi ay diyaar ku yihiin Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan Bartamaha Soomaaliya.

Shalay ayey ahed markii Taliska Ciidamada XDS iyo kan AMISOM ay shaaciyeen  in uu biloowday Wajigii 2-aad ee Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Gelinsoortimes

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More