Dowladda Somaaliya oo Maxkamad Caalami ah u Gudbisay Dacwad ka dhan ah Kenya{DHAGEYSO}

Muqdisho(GT)-Dowladda Somaaliya ayaa warqad u qortay Maxkamada Cadaalada Qm taasi oo ay ku codsaneyso inay Maxkamadu soo faragalsio muranka dhinaca Badda ah ee u dhexeeya Somaaliya iyo Kenya.

Murankan ayaa soo jiitamayay mudo 5–sano ah waxaana labada dal ay osku heystaan dhul badeed gaaraya 100-Km oo wareeg ah.

Warqada Dowladda Somaaliya ay u qortay Maxkamada Cadaalada Qm ayaa lagu xusay in lagu guul dareystay in arintan lagu xaliyo qaab diblamaaziyadeed islamarkaana wadan kasta uu aaminsan yahay inuu xaq u leeyahay meelaha leysku heysto.

Waxaa jira warar soo baxaya oo sheegaya in Kenya ay qandaraas siisay Hay’ado caalami ah oo Shidaal ka baaraya halka lagu muransan yahay.

Maxkamada Caalamiga ah ee Qm ayaa la filayaa in labada dal midkood ay u xkumiso Degaanka badda ee lagu muransna yahay ,balse waxaa loo maleynayaa inay waqti badan qaadato go’aan ka gaarista arintan waayo Maxkamadan oo la ‘aasasay 1945-kii si dhaqso ah uma soo saarto go’aanada nuucaan ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More