GARABKA BARRE HIIRAALE OO SHEEGAY INAYSAN WADAHADAL LA GALEYNIN INTA CIIDAMADA KENYA AY KU SUGAN JUBBOOYINKA

Muqdisho (GT)-Garabka Barre Aadan Sire Hiiraale ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray maamulka KMG ah ee Jubba, kaasi oo ku aadanaa in dhamaan dhinacyada gobolada Jubbooyinka ay u qaban doonaan shri dib u hishiisiin ah.

Afhayeenka garabka Barre Hiiraale C/rashiid Macalin Gaas oo la hadlay Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in marnaba aysan ka qeyb galaynin shirkaasi lagu hishiisiinayo dhinacyada dega gobolada Jubbooyinka.
Wuxuu sheegay in siyaasad ahaan aysan ogoleyn inay shirkaasi ay ka qeyb galaan, isagoo u sababeeyay joogitaanka ciidamada Kenya ee ku sugan gobolada Jubbooyinka iyo deegaanada kale ee ka tirsan gobolkadasi.Afhayeenka ayaa cadeeyay inaysan ogoleyn in magaalada Kismaayo iyo magaalooyinka kale ee Jubbooyin aysan ogolaan doonin in laga xukumo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sida uu hadalka u dhigay.

Gelinsoortimes
Muqdisho

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More