Golaha Guurtida Soomaaliyeed: Badda Somalia waxaa laga leeyahay Dano Siyaasadeed

bada_soomaaliya

Muqdisho (Gelinsoortimes)—Nuur Bocor Jeelle oo ah Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta kadib kullan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen ayaa waxuu ka hadlay arimo la xiriira Badda Soomaaliya isagoo tilmaamay in Madaxda Dowladda Soomaaliya ay dano Siyaasadeed ay ka leeyihiin arinta Badda Soomaaliya sida uu hadalka u yiri.

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliyeed, Nuur Bocor Jeelle ayaa waxuu sidoo kale qeexay in loo baahan yahay in laga waantoobe in arinta ku aadan Badda Soomaaliya taa uu ku tilmaamay in faraha kula jiraan Dowladdo Shisheeye.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliyeed ayaa waxuu wax laga xumaado ku tilmaamay ay siyaasadeyso arimaha Garsoorka Dalka isagoo carabka ku dhuftay in loo baahan hayay in Garsoorka Dalka uu noqdo mid Cadaaladda ah oo Bulshada ay u saman yihiin.

Gelinsoortimes

gelinsoortimes@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More