Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyey in Magaalada Saaxo ay noqoto Degmo rasmi ah oo Gobolka Mudug ka tirsan

Iyadoo uu horey u horyaalay Golaha Wasiirada Codsi ugu yimid odoyaasha beesha Wagardhac kuna saabsan in Magaalada Saaxo ee Gobolka Mudug ay noqoto Degmo buuxda ayaa maanta oo khamiisa 14 Ogoosto waxay Golaha Wasiirada Puntland aqbaleen in magaalada Saaxo ay noqoto Degmo buuxda.

Warsaxaafadeed ka soo baxay kulankii Golaha Wasiirada Puntland ay maanta ku yeesheen Madaxtooyada ayaa u qoraa sidatan {Waxay golaha xukuumadda Dawladda Puntland maanta si buuxda u ansixiyeen degmada “Saaxo oo ka mid noqotay degmooyinka gobolka mudug, isla markaana ah degmadii shanaad ee gobolka mudug , waxayna 70-km dhanka koonfur kaga beegantahay caasimadda gobolka mudug ee Gaalkacyo, laga bilaabo 14/08/2014 deegaanka Saaxo iyo dadka ku nool, waxay si buuxda uga mid yihiin “dhul iyo dadba” deegaamada ay ka taliso Dawladda Puntland}

Degmada Saaxo waxay saami u heleysaa guud ahaan saamiyada horumarineed ee Degmooyinka Puntland helaan, waxaana Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Puntland ay dhowaan guda galaysaa dhismaha Golaha deegaanka ee Degmadaan cusub.

Degmada Saaxo waxay u dhowdahay Magaalada Bandiiradley, waxayna 70 KM dhinaca Koonfureed ka xigtaa magaalada Gaalkacyo. Waa magaalo ku taal meel istiraajiyad ah waayhaan dambana sii balaaraneysay.

 

Gelinsoortimes

gelinsoortimes@gmail.com

4 Responses to Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyey in Magaalada Saaxo ay noqoto Degmo rasmi ah oo Gobolka Mudug ka tirsan

  • A/c sxb yaal waa guul u soo hoyatay dadka degankan maants inay helan wixii ay xaq ugu lahayen gobolka mudug
    Lkn waxaa la rabaa in la degaameeyo oo ay dhistan dadka ku abtirsada degmadas cusub ee aysan noqon tacab qasaaray wixii juhdiga iyo maskaxda iyo muruqaba la is kugu geeyay
    Waxan gaar ahaan lee yahay dadkii dhisi jiray galdogob maanta ayad hsysatan degmo aan cidna idinku haysane dhista

  • A/c sxb yaal waa guul u soo hoyatay dadka degankan maants inay helan wixii ay xaq ugu lahayen gobolka mudug
    Lkn waxaa la rabaa in la degaameeyo oo ay dhistan dadka ku abtirsada degmadas cusub ee aysan noqon tacab qasaaray wixii juhdiga iyo maskaxda iyo muruqaba la is kugu geeyay
    Waxan gaar ahaan lee yahay dadkii dhisi jiray galdogob maanta ayad hsysatan degmo aan cidna idinku haysane dhista hadii kale reero bowdkood taagnaadaha dhowna calacal iyo catow ku jira oo dhaha magsladan wax ka degnaa iyo waa nala qadiyey iyo iwm
    ( BIYO SACABADAADA LOOGA DHARGAA)
    Wabilahi tawfiiq

  • Runtii waa guul u soo hoyatay dadka dega degmadaaan cusub.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More