Huwanta oo qabsatay Degaanka Fiidow ee Gobalka Sh/dhexe.

Ciidamada  Dowlada Somalia oo kaashanaya Kuwa Midowga Africa ee Amison ayaa Caawa la wareegay degaanka Fiidow oo ku yaala Xaduuda ay wadaagaa Gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan.

Ciidamada iskashanaya ayaysan jirin wax iska Caabin ah oo ay halkaasi kale Kulmeen Ciidankii kooxda Alshabaab ee halkaasi in mudo ah ku sugnaa.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo saaka ka dhaqaaqay deegaanka Dhiingaras ay iyagoo lugeynaya galeen deegaanka Fiidow kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii ururka Alshabaab.

Wararka ayaa sheegaya in ciidanka Dowlada iyo Kuwa Amison  ayaa degaanka maalmihii ugu dambeeyay qorsheynayay in ay qabsadaan balse ay caawa u suura gashay

Sidoo kale Dadka degaanka Fiidow ee Xadka Hiirana iyo Sh/dhexe ayaa Warbaahinta u sheegay in Ciidamada ururka Alshababa ee hore ugu sugnaa deegaanka Fiidow ayaa dib ugu gurtay deegaanka Harar-Lugoole oo qiyaastii u jira deegaanka Fiidow illaa 12km.

Hase ahaatee degaanka Fiidow ayaa waxaa uu ku yaala Meel muhiim u ah Ganacsiga Madaamada uu ku yaala Xadka kale qeybiya labada gobal.

Hase ahaatee Arintan ayaa waxay qeyb ka tahay howlgalka Indian Ocean oo ay ciidanka Dowlada Somalia iyo kuwa Amison ay ka wadaan gobolada Dalka kaasi oo la doonayo in lagu ciribtiro Kooxda ALshabaab.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More