Madaxweyne Galeyr”Waxaan nagu soo duulay Maamulka Siilaanyo”{DHAGEYSO}

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo Shalay Isaga Iyo Xubnaha Maamulkiisa Ayaa Cagahooda Kaga Baxsaden Deegaanka Saaxdheer ayaa waxaa uu Ka hadlay Markii ugu Horeeesay Dagaalkii Saaxdheer.

Cali Khaliif ayaana Ku  Celceliyay in xuquuqdoodii Lagu Tuntay Loona Diidanyahay Dadka Gobalka Sool Kasoo Jeeda in ay Maamul Dhistaan isagoona eedeymahaasi Kala Dul Dhacay Maamulka Soomaaliland.

Cali Khaliif Galaydh Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Khaatumo ayaa Sheegay in ay doonayaan Nabad iyo Wada daganaan Dadka la dariska ah ay la yeeshaan ayna ogalaan Doonin Maamul Aysan ogalayn in lagu qasbo.

Deegaanka Saaxdheer ayaa Shalay Dagaal Qaraar uu Ku dhax maray Ciidamo Kala Taabacsan Maamulada Soomaaliland iyo Khaatumo State Saakayna Waxaa  Laga Dareemayaa saan saan Colaadeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More