Madaxweyne Xasan Oo Dib U Howlgeliyay Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed

Muqdisho (GT)-Gudiga sare ee Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed oo shalay kulmay ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay furitaanka Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed.

Kulan ka dhacy Madaxtooyadda Soomaaliya oo uu shir-gudoominayay Maxadaweynha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyaha gudiga sare ee Jamacadda ummadda, mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa looga dooday qodobo ay ka mid yihiin Manhajka Jamacada, kuliyadaha lagu furayo, miisaaniyadda jaamcadda, iyo qodoba kale oo muhiim ah.Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda, ayaa sheegay inay tahay guul weyn oo Soomaaliya usoo hooyatay in dib loo furo Jaamacadii umadda Soomaaliyeed oo taariiq dheer dalka ku leh.

Wuxuu sheegay in Dadka Soomaaliyeed ay ka faa’iideysan doonaan baahida ay u qabaan waxbarasho, iyadoo waxbarashada jaamacada lagu bilaabayo ay noqon doonaan lix kulyadood, waxaana Saldhig u ah oo lagu baranayaa Af-ka Englishka.

Gelinsooritmes.com
gelinsoortimes@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More