Dowlada federaalka oo ka hadashay geeridii ku timid Wasiirkii hore ee arrimaha Dibeda Somalia C/ramaan Jaamac Barre

War-saxaafadeed

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Yusuf Garaad Omar Ahmed, Wasiiru dowlaha Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi, Wasiir ku-xigeenka Mr. Mukhtar Mahad Daud, Xoghayaha joogtada Wasaaradda Danjire Ali Mohamed Ali, Agaasimayaasha Waaxyaha, Safiirrada, Qunsulada guud, … Continue

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare oo dib-u- habeyn ballaaran lagu sameeyey,isagoo kormeeray qeybaha xaruntaasi ay ka koobantahay, isla markaana la dar-daarmay shaqaalaha Wasaaradda. Munaasabadda furitaanka waxaa … Continue

Xildhibaanadii La Safnaa Cali Cosoble Oo Taageeray Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle+sawirro

Qaar ka mid ah Xildhibaanadii taageersanaa Madaxweynaha xilka laga qaaday Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku biiray Xildhibaanadii kale, iyagoo taageeray go’aankii Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre uu ku ayiday xil ka qaadista.

Xildhibaanadan oo tobaneeyo gaarayay ayaa sheegay inay … Continue

Mustaqbalka Madaxweynaha Hirshabeelle Mr Cosoble Oo Mugdi Ku Jiro Iyo Mooshinkii Oo Sii Laba-kacleeyey (warbixin)

Guux ku aadan olole la doonayo in xilka looga qaado Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa laga dareemayo Jowhar , iyadoo Madaxweyne Cosoble lagu wado inuu deg deg Muqdisho uga soo ambabaxo.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha Muqdisho,.waxaa lagu wadaa in … Continue

1 2 3 989

World News

Wararka Qurbaha

Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore

Videos-Xulka Jubba Times

  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More