Nicholos Kay oo hada gaaray Garoowe shirarna la leh madaxda Puntland

Garoowe (GT)-Wakiilka Soomaaliya u jooga xog-hayaha Qaramaada Midoobay,Nichalos Kay ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Garoowe oo xarun u ah Puntland.

Nichalos Kay oo ay waheliyan mas’uuliyin kale oo ka tirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Garoowe ku soo dhaweeyey,wasiirro iyo golayaasha xukuumadda Puntland,waxaana ay markiiba u gudbiyeen xarunta madaxtooyada.

Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa madaxtooyada ku soo dhaweeyey waftiga,waxaana la sheegay inuu markiiba bilowday shir albaabadu ay u xiran-yihiin.

Shirka madaxda Puntland iyo Nichalos Kay waxaa la sheegay inuu qaadan doono saacado badan,waxaana arrinta ugu weyn ee laga wada hadli doono ay noqon doonta xalinta khilaafadka dhex-yaalla dowladda faderaalka iyo Puntland.

Nichalos Kay waxaa kalo uu la shiri doona Isimadda Puntland,waxgarad iyo bulshada qeybaheeda,lamana shaacin inta uu qadan doono booqashada uu ku tagay Garoowe.

Xafiiska UNSOM ee Garoowe ayaa sidoo kale waxaa la sheegay inay galinka danbe ee maanta ka dhici doonto munaasabad ballaaran oo lugu soo bandhigi doono waxqabadka xafiiska oo Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

Gelinsoortimes@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More