Prof. Cabdinuur AW Cali Iyo Prof> Maxamed Cali Nuur Oo Booqday Minnesota

Minneapolis, MN, 19 Agoosto 2014 (GT): Prof. Maxamed Cali Nuur iyo Prof. Cabdinuur Aw Cali Oo Booqasho ku Tagay Gobolka Minnesota ayaa la shiray Waxgaradka iyo Aqoonyahanada Gobolkaas. Aqoonyahanadaas oo gobolkaas u tagay si ay wadatashiyo iyo xog ururin ugu sameeyaan sida ugu fiican ee loo caawin karo wadankii hooyo iyo dadka ku dhaqan oo mar walba ay soo food saarto xaalado nolol adag ah. Waxaa aqoonyahanada halkaas kula kulmay oo soo dhaweeyey ururka aqoonyahanda ee loo yaqaan SAN guddoomiyaheeda Cabdulahi Kulane, guddomiye ku xigeenka iyo xibno kale oo aqoonyahanadaas firfircoon ka mid. Gudoomiyaha ayaa soo dhaweyn ka dib warbixin ka siiyey hawlaha aqoonyahanada gobolkan ay ka qaybqaateen mudadii yarayd ee ay jireen, hawlahaas oo ay ka mid tahay dhismaayasha cusub ee Daarul Uloom iyo xarunta Somali American Center (SAC), oo hadda ka socda bariga magaalada St. Paul. Wuxuu gudoomiyuhu ku daray in ururku taageero u fidiyey aqoonayahano u tartamaya kuraas ka mid maamulka gobolkan Minnesota, siiba degmada St. Cloud oo Abdulahi Kulane u tartamayo xubin gudiga magaaladaas iyo degmada Rosemonte oo Jamal Abdulahi u tartamayo.

 

Warbixinahaas ka dib ayaa labada professor soo bandhigeen warbixintii iyo talawadaagii ay u yimaadeen gobolka Minnesota, ayagoo intaas ku daray inay u soo beegsadeen gobolkaan aqoonyahanada iyo waxgaradka wanaaga ka shaqeeya oo ku badan. Talawanaag (brain storming) ay la sameeyeen professor-adu waxgaradkii iyo aqoonyahanadii Minnesota, oo uu gudoominayey Mr. Farxan Jiijiile,  ka dib ayey booqasho waxay ku soo mareen Masjidka Darul- Uloom iyo dhismaayalka kale ee dadka St. Paul degan u adeegi doona. Maalintii Axada oo Professor-adu ambabaxayeen ayaa waxaa quraac sharaf u sameeyey wafdiga Axmed Cali Diiriye iyo Saalax Axmed oo safarkooda iyohawsha ay ummadda u hayaanba u rajeeyey in ilaahay la garab galo. IMG_1255IMG_1347IMG_1255 IMG_1250 kulane3Newsdesk Mpls

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More