RA’ISAL WASAARAHA SOOMAALIYA OO U AMBA BAXAY DALKA ETHIOPIA

Muqdisho (GT)-Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Ethiopia halkasi oo uu kaga qeyb gali doono shir loogu hadlayo arrimaha qaxootiga geeska Afrika.

Ra’isal wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale.

Raysal Wasaaraha ayaa inta uusan kaAmba bixin Garoonka waxa uu la hadlay Warbaahinta isagoona Sheegay in Dalka Ethiopia uu kaga qeyb galayo Shir Muhiim ah oo Maalinta berito ah ka Furmaya Dalkaasi.

C/weli Sheekh Axmed Maxamed Raysal Wasaaraha Dalka ayaa Sidoo kale Sheegay in Shirkaasi ay ka soo qeyb galaya Madax Dhowr ah. Waxa uuna Sheegay in Madaxda ka soo qeyb gasha Shirka uu kala hadli doono Arrimaha Qaxootiga Soomaaliya.

Gelinsoortimes

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More