Siyaasi Cabdullaahi Shiikh Xasan oo Dhaliil badan usoo jeediyay DFS.

siyaasi cabdullaahi sh.xasan

C/laahi Sheekh Xasan oo kamid ah Siyaasiyiinta somaliyeed ee ku Sugan Magaalada Muqdisho, ayaa eedeyn ujeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana uu ku eedeeyay in fekerka ay qabaan Siyaasiyiinta ay uxireyso Dowladda.

C/laahi Sheekh Xasan, ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ay weerareen oo ay qabteen Axmed Daaci oo lugihiisa mid kamid ah ku waayay difaaca Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana sidoo kale uu sheegay in la bur-buriyay hantidiisa gaarka ah.

Sidoo kale Siyaasi C/laahi Sheekh Xasan, ayaa sheegay in ciidamada Dowladda ay xireen maalmo kadib Siyaasi ku nool Muqsdisho oo ka hadli rabay tacadiga ciidamada ay u geysteen Axmed Daaci.

Siyaasiga C/laahi Sheekh Xasan, ayaa sidoo kale ugu baaqay Dowladaha caalamka in Dowladda Federaalka Soomaaliya xabsiyadeeda ay ku jiraan, sida warka uu dhigay maxaabiis Siyaasadeeysan oo ay xiratay Dowladda.

Waayahan Dambe ciidamada Hay’adda Nabadsugida ayaa muqdisho waxa ay ka wadeen howlgal adag oo lagu bartilmaameedsanaayo hubka Dowladda ay ku sheegtay inuu yahay sharcidarada ee Muqdisho lagu dhex haysto.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More