Suldaan Naaleey” Barre Hiiraale waa lagu qasbay Heshiiska Axmed Madoobe”{DHAGEYSO}

Kismaayo–(GT)- Xili Cornel Barre Aadan Shire Barre Hiiraale uu soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka,ka horna Asaga iyo Ciidamadiisa ay tageen Magaalada Kismaayo ayaa qaar kamid ah Odayaasha Jubbooyinka waxaa ay qaadaceen Wadahadalka Barre Hiiraale lagu soo xareyay.

Suldaan Xasan Xuseen Naaleeye oo ka mid ah Odayaasha Magaalada Kismaayo oo la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay in Barre Hiiraale lagu qasbay Wadahadalka Axmed Madoobe iyo Garabkiisa.

Waxaa uu sheegay in Barre Hiiraale Cadaadis  lagu saaray heshiiska uu la galay Hogaamiyaha Maamulka KMG ah Ee Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Shalay Galinkii danbe markii Barre Hiiraale uu yimid Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in uu Furmay Buugii Nabada oo la Xiray Kii Colaada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More