Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha madaxtooyadda iyo xiriirka gobalada PL oo gaaray degmada Saaxo(Sawirro)

Gaalkacyo(GT) Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha madaxtooyadda iyo xiriirka gobaladda Puntland Bashiir C/raxmaan Gurxan ayaa gaaray degmada Saaxo oo uu dhowaan magacaabay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxmad Cali Gaas.

Wasiiru dowlaha waxaa ku weheliyay socdaalkii Degmada Saax Gudoomiyaha Gobalka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigay iyo ku xigeenkiisa,waxana masuuliyiintan tilmaameen inay aad ugu faraxsan yihin qaabka wanagsan ee ay dadku usoo dhaweeyaan.

Deeqo dawo ah iyo agab kale oo waxbarasho ayay ku wareejiyeen masuuliyiinta Saaxo taasoo dowladda Puntland ugu talo gashay waxayna dadku tilmaameen inay aad usoo dhawaynayaan hormar kasta oo lala damacsan yahay in Saaxo laga hirgaliyo.

Wasiiru dowlaha madaxtooyadda iyo xiriirka gobaladda Puntland Bashiir Cabdullaahi Gurxan ayaa shacabka Saaxo ugu baaqay inay dhankooda isku tashi sameeyeen oo ay muujiyaan inay wax qabsan karan.

Gudoomiyaha Gobalka Mudug Tigay ayaa dhankiisa sheegay inay ka go’an tahay sidii loga shaqayn lahaa hormarka degmadda Saax.

Degmadda Saaxo ayaa Mudug kaga taala dhanka Koonfureed waxayna u dhow dahay Gobalka Galgaduud,magacaabisteeda ayaa timi xili lagu muran san yahay mamul u samaynta Gobaladda Mudug iyo Galgaduud.

Gelinsoortimes

saxo1

saxo1 saxo2 saxo3 saxo4 saxo5 saxo6 saxo7 saxo8 saxo9 saxo10 saxo11 saxo12 saxo13 saxo14 saxo15

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More