WAR DEG DEH AH:Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ah u socda xilligan

Muqdisho (GT)Wararka aan ka heleyno Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in xiligan uu halkaasi kasocdo kulan Xasaasi ah ay leeyihiin Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya uuna ka qeyb galayo Madaxweyne Xasan Sheekh.

Kulanka ayaa ah mid xasaasi ah ayna ka qeyb galayaan Madaxeweynaha Ra’izul Wasaaraha ,Golaha Wasiirada iyo Taliyaasha Ciidanka Dowlada ayaa diirada lagu saarayaa qorshaha hub ka dhigista ee Dowladu ka bilowday Muqdisho.

Kulanka kasocda Xarunta Madaxtooyada ayaa lagu gorfeenayaa go’aankii golaha Wasiirada dhawaan gaareen ee ku aadanaa qorshaha hub ka dhigista dadka Magaalada Muqdisho ku heesta hubka aan sharciyeesneen.

Saraakiisha amaanka ayaa warbixin ka dhiibaya sida uu hada u socdo hub ka dhigista iyo sida laga yeelayo dadka sida sharci darada ah hubka ku heesta Magaalada Muqdisho dagaalana kala hor yimaada Ciidamada Dowlada iyo kuwa Nabad Sugida.

Kulanka oo ah mid wali socda kana duwan Kulamadii hore ee Golaha Wasiirada ku yeelan jireen Magaalada Muqdisho ayaa imaanaya xili Dowlada ay bilowday in hubka qaab qasab ah uga dhigto Hogaamiyaal hubeesan oo Caasimada jooga.

 

Gelinsooritmes

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More