Wasiiradii Iyo Wafdigii Igad Oo Booqday Goobweyn, Shirar xasaasi ah oo socdo,& Col Cabdi Cigaal Oo Ku Qancay Nabadeynta Jubbooyinka(sawirro)

Waxaa magaalada Goobweyn iminka gaaray wasiiradii ka socday Dowlada Soomaaliya iyo madaxda IGAD kuwaasi oo wadahadal dheer kadib daqiiqado ka hor gaaray magaalada Goobweyn si ay wadahadal nabadeed ula galaan Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Soomaaliya ahna Hoggaamiyaha golaha Nabada iyo Midnimada goboladda Juba Col, Barre Aden Shire “Hiiraale.

Wasiirada  iyo IGAD ayaa waxaa ay doonayaan sidii ay isugu soo dhaweyn lahaayeen maamulka Jubba ee Kismaayo  iyo gollaha uu hoggaamiyo Col, Barre Hiiraale ee mucaaradka ku ah maamulkaasi. Waxaana iminka socda wadahadal albaabada u xiran yihiin oo u dhexeeya madaxdaasi oo kaliya.

Warar hordhac oo ay heleyso warbaahinta Gelinsoortimes  ayaa sheegaya in Korneel Cabdi Cigaal ku qancay inuu ka qeyb qaato shirka nabadeynta Jubooyinka ee furmi doono bisha September halka Col Barre Hiiraalana uusan weli ku qanacsaneyn arinta ay wadaan Wasiirada iyo IGAD, isagoo sheegay inuusan  ka qaybgalaan Shir Axmed Madoobe uu qabanaayo.

Waxii soo kordho kala soco www.gelinsoortimes.com

Xafiiska Muqdisho.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More