WASIIRKA GAASHAANDHIGA OO LA KULMAY DHIGISA DALKA TURKIGA

Muqdisho (GT)-Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Sheekh Xassan Xaamud oo socdaal shaqo ku tegay magaalada Ankara ee Caasimada Wadanka Turkey ayaa halkaasi kula kulmay dhgiisa wadanka Turkiga.

Wasiirka iyo wafdii uu hogaaminayo oo shalay gaaray dalka Turkiga ayaa u jeeddada socdaalkooda la xiriirto xoojinta xiriirka iskaashi ee ay kal hore kala saxiixdeen dowladda gaar ahaan tan labada Wasaaradood.

Labadaan mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo muhiim ah kuwaasi oo ku saabsan siidi Wasaaradda Difaaca ee Turkiga ay gacan uga geysan lahayd dib u dhiska ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Turkiga Cismad Yalmas ayaa dhankiisa balan qaaday in uu gacan ka geysan doono dadaallada ay Wasaaradda difaaca ee Soomaaliya ugu jirto dib u soo nooleynta sharafkii ay lahaayeen ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo dib u dhiskooda.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa lagu wadaa Maalinta berri in ay u duulaan Magaalada Istanbul, ayagoona halkaasi kula kulmi doona mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Turkiga.

Gelinsoortimes

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
  • Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub

    Daawo: Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay Wasiiro Cusub
  • Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland

    Daawo: Aragtida Dadweynaha Puntland Ee Mooshiinkii Lagu Kala Diray Gollaha Wasiirada Puntland
Read More