Willkii labaad ee Somali-American ah oo lagu dilay Dagaalka Dalka Syria

will_somali

Warbaahinta Caalamka ayaa baahisay in Dagaalada ka socda Dalka Syria uu ku geeriyooday Ruuxii labaad ee Somali-Mareykan ah.

Warbaahintu waxa ay sheegtay in Ruuxaasi uu geeriyooday isagoo u dagaalamaya Kooxda Meylka adag ee uu Magacooda ku caanbaxay ISIS kana dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Suuriya.

Warbaahinta ayaa waxa ay Magaca marxuumkaasi Jihaadiistaha ah ku sheegtay C/raxmaan Muxumed oo ah Somali-American, waxaana la Tilmaamay in yaraantiisa uu ku koray Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota oo ay ku noolyihiin Soomaalida.

Geerida C/raxmaan Muxumed, ayaa waxaa baahiyay Telefishinka KMSP oo xaruntiisu tahay Minneapolis, waxa uuna TV-ga sheegay in Jihaadiistaha lagu dilay isla dagaalkii lagu dilay Douglas McAuthur McCain oo magaalada Minneapolis ku koray, balse noloshiisa inta badan ku qaatay San Diego.

Dhanka kale, Sirdoonka Minnesota ayaa sheegay in Jihaadiiste C/raxmaan Muxumed uu kamid ahaa dhalinyaro farabadan oo ay dabagal adag ku hayeen isaga iyo Tobaneeyo kale, waxa ayna Tilmaameen in Kiisas farabadan oo la xiriira Arrimaha Jihaadka ku hayaan.

Gelinsoortimes

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More