Xarunta Degmada Cabudwaaq oo Maanta dib loo Howlgaliyay Kadib Muddo Sanooyin ah oo ay burbursaneyd.

Xarunta degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa maanta si rasmi ah xariga looga jaray kadib markii dayactir Casri ah lagu sameeyay.

Xarunta ayaa waxaa markii ugu horeysay muddo 23 sano kadib dayactir ku sameysay hay’adda USAID ee dalka Maraykanka taasoo mashaariic dhinaca horumarinta ka wada qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Cabdirisaaq Xasan Cowl ayaa sheegay in baahi ay u qabeen xarunta dayactirka lagu sameeysy isagoo sheegay in  maamulku ku shaqeyn jiray guryo kiro ah.

Cowl ayaa mahadcelin u jeediyay hay’adda USAID ee dayactirka ku sameysay xarunta maamulka degmada Cabudwaaq wuxuuna ka ocdsaday inay si wado dhismaha xarumaha muhiimka u ah adeegyada  bulshada ee degmada.

Dhismaha xarunta degmada Cabduwaaq ayaa waxay qayb ka tahay mashaariicda ka socda dalka ee  barnaamijka Danguud ee TIS ee Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah u qaabilsan Mareykanka (USAID)

Leave a Reply

Your email address will not be published.

World News
Wararka Qurbaha
Taariikh Iyo Dhacdooyinkii Hore
Videos-Xulka Jubba Times
  • Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay

    Daawo: R/W Kheyre Oo Ka Hadlay 2 Milyan Oo Ay Ka Heleen Midowga Yurub Iyo Meesha Lagu Bixiyay
  • Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada

    Daawo: R/W Hassan Khaire Oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada
  • Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo

    Daawo: Prof Abdi I Samatar Oo Ka Hadlay Sagarkiisii Xamar Iyo Kismaayo
  • Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan

    Daawo: Nolosha Dumarka Soomaaliyeed Ee Nairobi Iyo Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan
  • Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho

    Daawo: Shirkii Jaraa’id Ee Mukhtaar Roobow Ku Qabtay Muqdisho
  • Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo

    Daawo: Senator C/raxmaan Faroole Oo Booqday Xurunta Jubbaland Ee Kismaayo
  • Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda

    Daawo: Wasiirka Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Wareysi Bixiyey Kana Hadlay Waxqabadka Wasaarada Arimaha Dibadda
  • Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV

    Daawo:  Madaxweyne Farmaajo oo wareysi toos ah siiyay Telefishinka Qaranka ee SNTV
  • Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta

    Daawo: Dadweynaha Kenya Oo U Dareeray Goobaha Codbixinta
  • Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM

    Daawo: Dowladda Soomaaliya Oo Sheegray In Garoonka Aden Cade Oo Shaqeyn Doono Habeen Ilaa 10 PM
Read More